Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

ISSUE 1997 March 26, 2009


Bogga Hambalyooyinka Iyo Tacsiyadaha

 

 

HambalyoMeher

Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Aabbo Boobe Yuusuf Ducaale, walaalo: Bilan Boobe, Diiriye Boobe, Colaad Boobe, Aw Yuusuf Boobe, Ducaale Boobe iyo Mujaahid Ayaanle Boobe waxay hanbalyo iyo bogaadinba u dirayaan: Ifraax Yuusuf Maxamed iyo Caynaan Boobe Aw Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada London 21/3/2009ka. Reerkii lagu nasto ee lagu nagaado.

----------------------------

Dhamaan Reer Ducaale Caynaan, Dhammaan Reer Diiriye Bil-qariyewaxay hanbalyo iyo bogaadinba u dirayaan:

                  Ifraax Yuusuf Maxamed

                              &

             Caynaan Boobe Aw Yuusuf

Oo Meherkoodu ka dhacay magaalada London 21/3/2009ka. Reerkii lagu nasto ee lagu nagaado.
                Aamiin, Aamiin,Aamiin.

Hambalyo meher oo khaasa
Guddoomiyaha Haatuf Media Network Yuusuf Cabdi Gaboobe Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa,, Tifaftiraha Cali Cabdi Diini, Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Axmed Cali Cige, Barkhad Maxamed Cumar, Maxamed Cismaan Dubbe, Maxamuud Jaamac Axmed , C/Fataax Dheeg Axmed, Musatafe Aw Xamse Jaamac (Awliyo), Aasiya Cabdi C/Laahi, Mawliid Maxamed Shaqale, Maxamed Sagax, C/Laahi Budul, Muxumed Cumar Axmed (Qulka), Maxamed Rashiid Maxamed Faarax, C/Fataax Sh. Nuuh Jaamac (Dabshid), Yuusuf Qurbaawi , Abdi Cumar Aadan(Bayle).
Dhamaan Suxufiyiinta Iyo Shaqaalaha Haatuf Media Network Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka

    Mujaahid:Maxamed Ahmed Madar(Dhako)
                                 &
               Dhool Ismaciil Muxumed

Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay Hoteel Maansoor Taariikhdu Markay Ahayd 26/03/09 Waxaanan Leenahay Aqal Galkiina Ku Gaadha Bashbash Iyo Barwaaqo.

Aamiin, Aamiin,Aamiin.

Tacsi

Cabdi, Xasan Bakayr, Mooge Cali Yuusuf, Qureesh Xasan, Muj: Ismaaciil Xasan Cadaani, Cabdi Xasan Bile

Dhamaan dadkaasi Waxay tacsi u dirayaan Muj Cali Cabdilaahi Bile oo shalay geeriyooday waxaanay illaahay uga baryayaan inuu naxariistiisa fardowsa uu ka waraabiyo.

 

TACSI

Guddoomiyaha Haatuf Media Network Yuusuf Cabdi Gaboobe, Tifaftire ku-xigeenka Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Axmed Cali Cige, Barkhad Maxamed Cumar, Maxamed Cismaan Dubbe, Maxamuud Jaamac Axmed , C/fataax Dheeg Axmed, Musatafe Aw Xamse Jaamac (Awliyo), Aasiya Cabdi C/laahi, Mawliid Maxamed Shaqale,  Maxamed Sagax, C/laahi Budul, Muxumed Cumar Axmed (Qulka),  Maxamed Rashiid Maxamed Faarax, C/fataax Sh. Nuux Jaamac (Dabshid), Yuusuf Qurbaawi , Cabdi Cumar Aadan (Bayle). Dhammaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen Marxuum Cali Roobe Maxamed oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, walaalkii Marxuum Axmed Rooble Maxamed oo isaguna laba toddobaad ka hor ku geeriyooday dalka Kanada, waxaanay labada Marxuum Illaahay uga baryayaan inuu naxariistiisii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii ay ka tegeena samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. Aamiin.

 

.Top