|
Home | Contact Us | Links | Archives |
| ISSUE 2080 | July 01, 2009 Rajab 8,1430H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Waa Kuma Shakhsiga Ugu Mobile Lumista Badan Hargeysa Hargeisa, July 1, 2009 (Haatuf) - Weriyaha caanka ah ee Axmed Xasan Cawke oo markasta looga bartay hal ku dheg iyo inuu wax ka yidhaahdo arrimaha ugu layaabka badan ee uu arko, ayaa muddadii uu joogay Hargeysa oo gaadhaysa bil iyo badh waxa uu soo baadhay cida ugu mobile lumista badan magalada Hargeysa. Hadaba jawaabta su’aashaasi uu kaga jawaabayo cawke, kala soco Wargeyska Haatuf cadadkiisa bari iyo websiteka Haatuf.net |