|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2412 |
July 25,2010 Sha'ban 13,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haatuf-Ka Maanta Gafka Guurtinimada laga galay waxa uu dhacay markii guddoomiye looga dhigay nin kursi Madaxweyne u Hilaacayo oo marna xaalad abuur ku maqan, marna danaha gaarka ah ee reerkiisa. Wahaabiyiinta xag-jirka ah maxaa loo sheegan, sawtan Saleebaan Gaal wata yarkii shirkadda Amal ee Hargeysa ee Laascaanood ku caleemo saaray Jaamac Garaad Ismaaciil-kan hogaamiya maleeshiyada Somaliland diidka ah SSC ee awalna sida weyn uga qayb qaatay dhisidii dawladda Sheekh Shariif ee Djibouti. Dawladda Qurba joog ah baa laga cabanayee, mid Al-shabaab ahi inay nagu soo baxdo ayaa bay u dhawdahay. |