|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2414 |
July 27,2010 Sha'ban 15,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Hooyo Inanteedii Ku Xidhay Bac Weyn Si Ay U Edbiso Laakiin Ku Soo Noqotay Iyadoo Dhimatay Ciidanka bileyska dalka Philippine ayaa gacanta ku dhigay Gabadh 34 jir ah oo Inan yar oo ay dhashay oo lix jir ah ku Riday Bac weyn iyadoo doonaysay inay ku Edbiso. laakiin gabadhaa yar ayaa markiiba ku dhimatay Bacdaa hooyadeed ku Riday iyadoo Neeftu ku xidhantay Booliska ayaa sheegay inay qabteen Melba Jamongan oo ah hooyada inantaa yar ku Riday bacda. Jamongan ayaa isku dayday inay baxsato iyadoo wadata laba caruur ah oo kale oo ay dhashay magaalada Tabuk oo ka tirsan gobolka Kalinga ee dalka Filipiiin, Verdilo oo kamida mas,uuliyiinta Booliska dalkaa ayaa u sheegay saxaafada in inantaa yar ay neeftu ku dhegtay markii bacdaa ay hooyadeed ku riday, Verdilo ayaa sheegay in Baadhitaankii ay sameeyeen ay ku ogaadeen in hooyadaasi ay ku qasabtay inantaa yar inay Bacdaa gasho iyadoo doonaysay inay ku edbiso ama uga dhigto ganaax kadib markii ay inanteedaa yar ay noqotay mid ku dhego adag, Booliska ayaa sheegay in markii ay xogaa ka maqnayd ay hooyadaasi is tidhi ka soo saar bacda inantaa yar laakiin ay aragtay in ay joojisay neefsashadii. dadka jiiraanka ah iyo hooyadeed ayaa gabadhaa yar ula cararay isbitaalka laakiin nafba lamay gaadhin, Verdilo ayaa sheegay in hooyadaa maxkamad lasoo taagi doono iyadoo lagu soo Eedeeyey inay caruurteeda disho ama ay ku Rido Bacdaa khatarta ah hadii ay sameeyaan khalad yar. Barkhad Cabdillaahi Maxamed Oodweynenews.com / SWEDEN Barkhad5@hotmail.com |