Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2532 |
December 12, 2010 Muharam 05,1432H | |
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
Somcable Waa Somaliland, Way Socotay Oo Sildaaro looma dhigi karo Faallo: 29-October Xasuusta Maalin Xanuun Badan Lahayed
Tartan Adag Oo Ganacsatada Waawayn Ku Dhexmaraya Saylada Xoolaha Burco! Hargeysa: Guri Ku Shufbeelay Dab Qabsaday, Iyo Qoyskii Ku Noolaa Oo Dirqi Kaga Badbaaday
|
Hambalyo Meher Awoowo Maxamed Daahir Magan, Ayeeyo Faadumo Cali Giire, Aabo Cumar Cabdi Cilmi, Hooyo Siraad Maxamed Daahir, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Xasan Cumar Cabdi, Axmednuur Cumar Cabdi, Jimcaale Cumar Cabdi, Hinda Cumar Cabdi, odaygeeda iyo carruurteeda, Yurub Cumar Cabdi, Hodan Cumar Cabdi, Abtiyo Cabdi Maxamed Daahir iyo carruurtiisa, Abtiyo Axmed Maxamed Daahir iyo Carruurtiisa Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo boggaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Maxamed Cismaan Hirsi Iyo Nimco Axmed Xuseen (Nimco Degen) Oo 9/12/2010 meherkoodu ka dhacay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii isku waara ee aan kala xiiso dhicin, reerkiina Illaahay ha ka dhigo qoyskii lagu nasto ee lagu nagaado. Aamiin.. aamiin. ____________________________________________________ Hambalyo Aroos Wacan
Dr Axmed Xuseen Ciise, iyo Dhamaan Hawl-wadeenada iyo Shaqaalaha Waaheen Media Group oo kala ah Maxamuud Cabdi Jaamac (xuto), Siciid Ismaacil Guraase, Naasir Maxamed C/laahi, Maxamed Cali Kaahin, Sagala Mustafe Xasan Nuur, C/raxiin Axmed Carab, C/raxmaan Isbatoore iyo dhamaan Hawl-wadeenada iyo Shaqaalaha Waaheen Media Group waxay Hanbalyo u dirayaan Arooska: ____________________________________________________ Dr. Axmed Xuseen Ciise, Mr. Suleiman Juma, Muse Cabdillahi Xasan iyo dhamaan Shaqaalaha IPRT iyo Abaarso Tech, waxay hambalyo u dirayaan Moxamud Cisman Moxamed (maamulaha xafiiska IPRT) iyo Aniisa Daahir Cabdi oo arooskoodii xalay ka dhacay caasimada Hargeysa. Waxay ugu soo ducaynayaan bashbash iyo barwaaqo iyo guri waara., Aabo Cismaan Mahamed Heebaan, Hooyo Shugri Ismaaciil Heebaan, Kayse Cismaan Mahamed, Sahra Cismaan Mahamed, Hibo Cismaan Mahamed, C/kariin Cismaan Mahamed, Khadra Cismaan Mahamed, Muna Cismaan Mahamed, Xamda Cismaan Mahamed, Axmed Cismaan Mahamed, Adeero Mahamed Cali Heebaan iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. Adeero Mahamed Cali Heebaan Xaaskiisa iyo Caruutiisa, Edo Sucaad Cali Heeban Odaygeeda iyo Caruurteeda, Edo Kawsar Cali Heebaan Odaygeeda iyo Caruurteeda, Adeero C/qani Cali Heebaan, Adeero Ilyaas Cali Heebaan, nimco Ismaaciil Heebaan Casharuun Ismaaciil Heebaan, Sahra Ismaciil Heebaan , Faysal Axmed Ismaaciil, Fu’aad Axmed Ismaaciil, Cumar Maxamuud Ismaaciil, Maxamed Xuseen Axmed, Axmed Xuseen Axmed, C/laahi Xuseen Axmed , Khaalid Xaashi Ismaaciil, Guuleed Maxamed Cali. Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka gudihiis a iyo dibadiisa waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Arroska Maxamuud Cismaan Maxamed Iyo Aniisa Daahir Cabdi Oo 10/12/2010 ku Aqal galay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotel Summer time waxaanay Illahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara ee kala Hela ubad khayr qaba
____________________________________________________
Hambalyo Meher Wacan Axmed Siciid Cige, Waliid Da’uud Cigaal, Cali Max’ed Axmed, Cabdi Jaamac Ducaale, Axmed X. Cali Caynabo, Max’ed Ismaacil Max’ed, Baashe Axmed Jibriil, Kayse Max’ed C/laahi, Max’ed Caynaashe Amar, Max’ed Cabdi Dhinbiil, Aadan Cilmi Xuseen. Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo meher wacan u dirayaan C/risaaq Saleebaan Cabdi iyo Faaisa Cabdi Maxamed Oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 11/12/2010, gar ahaan Hotel Fish and Stack House. Waxanay leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Amiin Amiin Amiin ____________________________________________________ Hambalyo Meher
iyo
iyo |