Haatuf News

Home | Contact Us | Links |  Archives

 ISSUE 2540

December 21, 2010                                                                      Muharam 15,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

Somcable Waa Somaliland, Way Socotay Oo Sildaaro looma dhigi karo

Faallo: 29-October Xasuusta Maalin Xanuun Badan Lahayed

Wasiirka Maaliyada Oo Maanta Wakiilada Horgeynaya Korodhsiimada Mushaharka Shaqaalaha, Ciidamada Iyo Mudaneyaal Ku Hanjabay In Haddii $2,000 Looga Dhigi Waayo Mushaharka Ay Miisaaniyada Cusub Ansixinteeda Luqunta Iskaga Duubi Doonaan

 

Tartan Adag Oo Ganacsatada Waawayn Ku Dhexmaraya Saylada Xoolaha Burco!

Hargeysa: Guri Ku Shufbeelay Dab Qabsaday, Iyo Qoyskii Ku Noolaa Oo Dirqi Kaga Badbaaday

 

 

Wasiiradii Xukuumadii Rayaale Oo Lagu Taxay Guddoomiyeyaasha Guddiyada UDUB

Hargeysa, December 21, 2010 (Haatuf) - Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa markii labaad dib u habayn ku sameeyay guddi hoosaadyada xisbiga UDUB, kaas oo uu hore u sheegay Cismaan C/laahi Cigaal (Hindi) oo sheegtay Ahayeenka xisbiga UDUB, balse haatan qoraalka uu soo saaray guddoomiye ku uu ku cadeeyay in Ahayeenka UDUB yahay Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray).

Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin u shalay xarunta dhexe ee xisbiga UDUB  ka soo saaray magacaabida sideed guddi iyo guddoomiyayaashoda., kaas oo uu dheer yahay guddi hoosaadka Musdanbeedka oo la iskugu geeyay xubnihii wasiirda xukuumadii hore ee madaxweyne Rayaale. 

Guddi Hoosaadyada iyo Madaxda Xafiiyada Bahweynta UDUB.

  1. Guddida- Hoosaadka Abaabulka iyo Wacyigalinta.

  1. Maxamuud Cabdi Faarax (Ina- Cabdi Malaw) – Guddoomiye (Hawd) Baligubadle)

  2. Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse Gurey)- Guddoomiye ku xigeen

  3. Hoodo Cabdi Aadan-  Xoghaye

  1. Guddi- Hoosaadka Siyaasada.

1.      Yuusuf Ciise Ducaale (Talaabo)- Guddoomiye (Sanaag)

2.      Cismaan Sheekh Cabdi- Guddoomiye ku xigeen

3.      Maxamed Cismaan Yuusuf- Xoghaye

4.      Cumar Jaamac Faarax- Xubin

5.      Maxamuud X. Warsame (Black)- Xubin

  1. Guddi-Hoosaadka Shuruucada iyo Anshaxa

  1. Maxamed Ibraahim Rijaal (Saajin)- Guddoomiye (Awdal)

  2. Cali Sheekh Cabdi (Admu)- Guddoomiye ku xigeen

3. Guddi- Hoosaadka Dhaqaalaha.

  1. Abiib Xasan Filfil-  Guddoomiye (Gabiley)

  2. Faadumo Suudi Xasan- Guddoomiye ku xigeen

  3. Xasan Cabdi Xabad- Khasnaji

  4. Mahdi Cismaan Buuri- Xoghaye

  5. C/raxmaan Maxamed Ducaale- La taliye

5. Guddi-Hoosaadka Qorshaynta, Daraasadda iyo Cilmi Baadhista.

  1. C/Xaliim Maxamed Muuse- Guddoomiye (Oodweyne)

  2. Xildh. C/ qaadir Jaamac Xaamud- Guddoomiye ku xigeen

  3. Xildh. Axmed Yaasiin Sh. Cali- Xoghaye

  1. Guddi Hoosaadka Arrimaha Bulshada.

  1. Muuse Cali Maxamed (Muuse-Madoobe)- Guddoomiye (Bariga Burco)

  2. Cali Xasan Maxamuud (Cali-Asad)- Guddoomiye ku xigeen

  3. Maxamed Aw Aadan Wayrax- Xoghaye

  1. Guddi-Hoosaadka Xidhiidhka Gobolada, Degmooyinka iyo Dibadaha.

  1. Axmed Aw Daahir Ibraahim- Guddoomiye (Gabiley) Alaybaday)

  2. Maxamed C/laahi Maxamed- Guddoomiye ku xigeen

  3. Aadan Daahir Maxamed (Aadan- Dheere)

  1. Guddi-Hoosaadka Difaaca iyo Nabadgalyada.

  1. Axmed Xaaji Daahir Cilmi- Guddoomiye (Awdal)

  2. Axmed Jaambiir Suladaan- Guddoomiye ku xigeen

  3. Maxamed Axmed Caalin (Timbaro)-Xoghaye

  1. Xafiiska Baadhista iyo Kormeerka.

  1. C/risaaq Waabari Rooble- Guddoomiye (Salal)

  2. Mawliid Cumar Xuseen- Guddoomiye ku xigeen

  3. Nimco Jaamac Yuusuf- Xoghaye

  4. Axmed Maxamed Wacays- Adutior

  5. Axmed Xasan- Chife Adutor

  1. Xafiiska Xidhiidhka Guddi-Hoosaadka iyo Arrimaha Komishanka Doorashooyinka.

  1. Kanadiid Maxamed Khaawi- Guddoomiye (Sool)

  2. Maxamed Cabdi Daa’uud- Guddoomiye ku xigeen

  3. Kayse Cali Geedi- Xoghaye

  4. Farxaan Aadan Haybe- Xubin

  5. Xildh. Baar Siciid Faarax- Xubin

  1. Xafiiska Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamka

  1. C/laahi Maxamed Ducaale- Guddoomiye (Sanaag) Ceel afweyn)

  2. Axmed Xaashi Cabdi- Guddoomiye ku xigeen

  3. Ibraahim Saleebaan Ducaale (Talaabo) - Xoghaye

  4. Maxamed C/laahi Ciise Cawaale- Xubin

  5. Maxamed Saleebaan (Mingiste)

  1. Xafiiska Ololaha Doorshooyinka.

  1. Maxamuud Siciid Maxamed- Guddoomiye (Dhahar)

  2. Cali Axme Yufleh- Guddoomiye ku xigeen

  3. Axmed Maxamed Filanwaa- Xoghaye

  4. Xabiiba Cige Faarax- Xubin

  5. Cambe Aadan Maxamed- Xubin

  6. Xafiiska Warfaafinta.

  1. Rashiid X. C/laahi Guleed- Guddoomiye (Salaxley)

  2. Maxamed Muuse Diiriye- Guddoomiye ku xigeen

  3. Samsam Maxamed Cige- Xoghaye

  4. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey)- Afhayeen

  5. Hoodo Cabdi Xuseen- Xubi

  6. Guddi – Hoosaadka Mu-Danbeedka Xisbiga.

1.      Xasan X. Maxamuud Warsame- Guddoomiye (Saaxil)

2.      Maxamuud Garaad Maxamed- Guddoomiye ku xigeen

3.      Cali Cilmi Geelle- Xoghaye

4.      Cali Maxamed Warancade- Xubin

5.      Siciid Sulub Maxamed- Xubin

6.      Maxamed Hagar Dirir- Xubin

7.      C/laahi Ismaacil Cali (C/laahi- Ciro)

8.      Cabdi Haybe Maxamed- Xubin

9.      Xuseen Cali Ducaale (Cawil)-  Xubin

10.  Maxmuud Axmed Bare (Garaad)- Xubin

11.  Cali Maxamed Biikalo- Xubin

12.  Cali Maxamed Qoorseef- Xubin

13. Dr. Idirs Ibraahim Cabdi- Xubin

Axmed Yuusuf YaasiinGudddoomiye ku xigeenka Xisbiga UDUB Ahana ku simaha Guddoomiyaha