|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2559 |
January 12, 2010 Safar 08,1432H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
Somcable Waa Somaliland, Way Socotay Oo Sildaaro looma dhigi karo Faallo: 29-October Xasuusta Maalin Xanuun Badan Lahayed
Tartan Adag Oo Ganacsatada Waawayn Ku Dhexmaraya Saylada Xoolaha Burco! Hargeysa: Guri Ku Shufbeelay Dab Qabsaday, Iyo Qoyskii Ku Noolaa Oo Dirqi Kaga Badbaaday
|
Geelle Waa Xabad Dheeman Ah Oo Ku Dhex Jirta Dadka Reer Jabuuti Walaalayaal dadka reer jabuutow dhamaantiin waan idin salaamayaa salaan kadib waxaa tihiin dad nasiib badan waayo waxaa madaxweyne idiin ah nin garanaya dhibaatada aad qabtaan oo jecel horumarkiina isaga oon aqoon qabyaalada iyo kalaqoqobka dadka Hadaba waxa la yaab leh ninkan aan ku ogayn baayacmushtarka ee yiri waan tartamayaa hadaba qofku marka hore ayuu xisbi ku biiraa dabadeed ayuu sheegaa in uu tartamayo laakiin sheekada uu waddo boore maaha mid soconaysa oo laga aqbali karo Waxaan idiin sheegayaa reer jabuutow idinkka oo barwaaqo ku jira ha isgaynina abaar walaalayaal maanta cidwaliba wey ogtahay in uu waxtaray ismaaciil reer jabuuti in aad doorataana uu mutaystay. ALLAa mahad leh Ugaas Cali Abiib Axmed Ugaaska Beelaha Samaroon |