Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2430

August 15,2010                                                                              Ramadan 05,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Haatuf-ka Maanta

Walee nin kastaaba ha iska hadlee ninkii Xirsi Gaab shaqadiisii ka soo bax oo durtaba waakan isku duba riday hawlihii Xafiisyadii Madaxtooyada. Laakiin maxay kuugu taalaa sawtan ninkiiba ay nafta iskugu keeneen Beeshan Haraadan ee hadh iyo habeenba socota iyo Dhuxulaysatadan yaryar ee siddii Xab-xabka ku soo jabay Madaxtooyadii oo mar aad moodayso inaad Yiroobe joogto marna Baarkii Rayaan ee Hargeysa ee ay Baagamuudayaasha Kulmiye kuududi jireen. Tallow nimankan yaa ugu dhaarta inay meeshu tahay Madaxtooyadii Somaliland ee dadka u dhaxaysay? Walee haddii xaalku sidan ku sii socdo in ayaan dhaw la kala garan waayi Madaxtooyadii dalka iyo xarunta shirkaddan Buskut-ka keeni jirtay ee ay xamaaliinta isku reerka ahi hor tubnaan jireen.