|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2448 |
September 05, 2010 Ramadan 26,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Lama Filaan Waa Qiso xambaarsan jacayl iyo muruugo badan oo dhex martay laba gabdhood iyo wiil jamacad wada dhiganayay kana waramaysa jiritaanka calafka. W/Q: Qoraa Mukhtaar Cabdi Sheekh (Bulshaawi) mukho4me@hotmail.com (Q.4aad) Waxaana markiiba hadalkii bilaabtay Hodan oo tidhi:.. Khaalidoow qolkani waxa uu I soo xasuusinayaa dalxiiskii daallo Hodaneey anigaba dalxiskii qalbigayga kama baxo oo mar walba waan soo xasuustaa aadna wuu iigu dheer yahay dalxiiskaasi oo yaa markale idinku celiyaa ayaan idhaa. Ana sidoo kale wuxuu ahaa dalxiis aan la ilaawi Karin una malayn maayo inuu dib kaas oo kale jaamcada u soo Mari doono. Markay intaas is waydarsadseen kaftan aad moodid inay waligood is yaqaneen. Khaalid waxa maskaxdiisa ku soo dhacayasay u sheego isagoo xishoodka uu jacaylku baaray amusiiyay wuxuu sidaas ahaadaba waxa dulucdii u soo dhaadhacday Hodan oo tidhi: Khaalidoow waxan maanta kula socdaa arin aan rajaynayo inaad iga aqbali doonto bal ii sheeg isagoo ku han wayn inay tidhaahdo waxa iskaga ka dhex guuxaaya wixii qaboojin lahaa oo ahaa inay u sheegto inay jamaatay jeceshahayna lakiin waxaanu ogayn arinka ay ula socoto oo ah inay gabadd kale ku darto isagoo afka iyo idhaha hodan eegaya waxa ka soo baxa ayay tidhi: Khaalidoow jacaylku waa shay jira jirina doona arinka maanta kuula imidna jacayl ayuu khuseeya Haboona si wanaagsan ayaad u taqaanaa kaagana warami maayo markaa way ii timid malintaan kula soo hadlaayay waxayna ii sheegtay inay adiga ku rabto kuna jeceshahay ilaa dalxiiskii wixii ka danbeeayayna ay ahayd mid adiga kaa fikirta kuuna haysa jacayl aad u wayn markaa Khaalid waxaan kaa codsan lahaa inaad inanta la qabatid nolosha ay ku soo bandhigtay. Khaalid arin ku cuslaa si uu u maareeyana garan waa isagoo aad moodid inuu isla hadlaayo ayuu yidhi. Yaa yaa yaa maxaad tidhi haboon baa ku jecelaa oo ikaa soo dirtay igadaa walal Hodaneey anigu m agali karaayo arinkaasiye inan baan jecelahay ee iga daa walaal Ka daa Khaalidoow nafsi ha ka agalin inan taasiye la qabo nolosha ay kuu soo bandhigtay. Maya maya walal hodaneey taydii ayaa I cuslaysay oo aan marayn kari layahay oo jacayl la il daran una sheegan kari layahay inantaan jecelahay anoo arkaaya. Wayahay ee inantii ii kaa soo dirtay maxaan kula noqdaa mise ma ka fikirtay sidaan wax ugu sheegayo Khaalidoow arinkan ha dhayalsan. Maya walaal ma dhayal sanaayo ee anigaa jacayl la ildaran oo aan qaadi Karin cidkale ee inanta si wanaagsn ugu sheeg adigoo dajinaaya wax u sheeg sida adigaba wax laguugu sheego adigoo raaliya Hodaneey ma diidaayo ee daji inanta oo si fiican wax ugu sheeg si aanay iiga xumaan. Wayahay khayr bay noqon doontaaye waynu soo wada hadli sida uu arinku noqdo. Wayahay ee Ina keen aan ku sii dhaweeyee. Khaalid wuxuu la yaabaan yahay suda uu arinku yahay iyo xaalku halka uu maraay. Hodan lafteedu kama duwana iyadoo ag socota Khaalid ayay ka fikiryasa cida uu jecel yahay labadooduba waa laba is jecel aan isku ogayn midna midka kale u sheegi Karin Khaalid waxa uu baska saaray Hodan isagoo aad u yaaban aan la dhacasanayn sida ay wax u dhacayaan daqiiqada walbana waxa ka dhaadhici la’ sida ay Hodan ula hadashay iyo waxa uu ka filayay oo isku noqday laba aan sal iyo raad toona is ku lahayn isgoo calacalaaya waxa uu yidhi Hodaneey igu aarantoo Usha ILA dhacdoo Sidi awr hayina I hogaamisoo Halkaad igu wadaba Miyaan u uursamaan oofiyaa kalgacal Eed lama qarshee anigu adiga Ifka kuugu jecel. La soco............ |