|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2448 |
September 05, 2010 Ramadan 26,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Buug Xiiso Leh Oo Ay Qortay Maryan Jamiila Kadib Markii Ay Soo Islaamtay Waxaa Tarjumay Abshir A/Xasan [Qaybtii 25aad] Waxa aan doonayaa in aad arinta oo dhan u cadaysid labadaada waalid. Waa in aad si cad ugu sheegtaa iyaga sida ay kuugu adkaanayso in aad ku sii noolaatid Maraykanka, marka ay iyagu hawlgabaan, iyo sida ay dantaadu ugu xidhantahay in ay kuu ogolaadaan in aad dagtid Baakistaan. Waa in aad u sheegtaa oo kale in qofka kula talinaya ee kugu marti qaaday in aad qaadid talaabadan muhiimka ahi in laga yaabo in uu yahay qofka seddexaad ee iyaga ku xiga ee kula jecel wanaag. Waxtarkiisu kuma koobna oo qudh ah in uu kuu fidiyo waano, ee waxa uu diyaar u yahay in uu dhabarka u rito wax allaale wixii masuuliyad ah ee ka soo baxa arintan marka aad aqbashid waanadan. Haddii aad adiga iyo labadaada waalidba aamintaan Ilaahay, Doonitaanka Ilaahay awgiis, aaminkiinu hongoobi maayo. Walaalkaagii caqiidada: ABII AL ACLAA. Niyuu Yoork, Abriil 7, 1962 (Dul-Qacda 2, 1381) Gacaliye Mawlaana Mawduudi, |