|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2448 |
September 05, 2010 Ramadan 26,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Finland Oo Noqday Dalka Dunida Ugu Nolosha Wanaagsan Baadhitaano ku salaysan aqoon iyo waayo aragmino lagu sameeyay dalaka aduuna ayaa wuxuu soo socday bilooyin, waxaana ka qeyb qaatay quburooyin tiro badan oo mareykan ah.wargeyska caanka ah ee ka soo baxa dalka Maraykanka ee Newsweek ayaa soo bandhigey dalalka ugu wanaagsan dhanka nolosha aadamaha, waxana joornaalka meel la dego dunidan guudkeeda uu lanbarka kowaad siiyey dalka Finland. Baadhitaanka ayaa waxyaabaha lagu qiimeeyey waxa ka mid ah waxbarashada, caafimaadka, nolosha sare, dhaqaalaha iyo siyaasadda. Dhanka waxbarashada dalka Finland waxa uu noqdey mid aan lagu gaadhi karin oo kaalin aad u sareysa galay, laakiin marka laga hadlaayo nolosha sare ayuu galay kaalinta 4aad, dhanka siyaasadda waxa uu galay kaalinta shanaad, sidoo kale marka laga hadlaayo isbedelka dhaqaale Finland waxa ay gashey kaalinta 8aad, laakiin marka la isku daro dhamaan qiimayaasha nolosha aadanmuhu u baahan yahay Finland waxa ay heshay 100%.Dalka Switzerland ayaa kaalinta labaad soo galay halka Dalka Sweden uu galay kaalinta saddexaad, waxaana markaa soo daba istaagay oo ku dhacay kaalmaha kusoo xiga dalalka Australia, Luxemburg, Norway iyo Canada. Cilmi baadhista ayaa wargeyska Newsweek ku ogaadey meelaha Finland lagaga wanaagsan yahay taas oo ah caafimaadka waxayna gashey kaalinta 17aad. In kastoo dalka Final ka midyahay wadamada ku yaala waqiiyiga yurub ee uu ka da’o jiilaalkii barafka aadka u darani dhirtuna ay badiba caleenta daadiso ayaa hadana waxa laga fur furi kari waayay in uu ku guulaysto kaalinta koowaad ee barwaaqa iyo nolol wanaaga dalalka dunida oo dhan. |