Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2883

January 25, 2012                                                                           Safar 30,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Totti Oo La Siiya Fursad Uu Dib Ula Midoobi Karo Xulka Italy

Kabtanka kooxda Roma Francesco Totti ayaa diiday in uu meesha ka saaro in uu mar kale u ciyaaro xulka qaranka Talyaaniga. Tababaraha xulka Azzurri Cesare Prandelli ayaa dhaawan sheegay in uu qiimeyn doono xaalada 35 jirkan reer Italy  hadii uu boos uga helayo Euro 2012, waa hadii caafimaad ahaan uu taam yahay dhamaadka xilli ciyaareedka “Xulka qaranka,  Marnaba maya ha odhan” ayuu Totti u sheegay ANSA. “Aan aragno sida aan ahay bisha May” “Aad ayaan ugu faraxsanahay in Prandelli uu weli iga fekerayo, sababta oo ah xidhiidh fiican ayaan la leeyahay” “Wax fiican ayaa la igaga sheegay tababare ahaan, shaqo fiican ayuu ka qabtay xulka qaranka” Totti ayaan u ciyaarin xulka qaranka tan iyo finalkii koobkii aduunka ee 2006dii oo ay Azzurri ku guuleysatay. Xidigan Roma oo xiliyada qaar ahaan jiray hogaamiyaha qaranka Talyaaniga ayaa hada ku kooban kooxda uu hogaamiyo ee Roma.