Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2884

January 26, 2012                                                                Rabi'al-Awal 03,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Haatuf-ka Maanta

Hay’addii DDG ee lagu ogaa inay Miinada dalka ka sifayso ayaa la yidhi waxa ay gobolkii Oodweyne u samaysay guddi nabadgalyo. Waxa se isweydiin leh, horta hay’addani goorma ayay ka leexatay hawshii Miino baadhka ee ay isu xil saartay shaqooyinkan cusub ee ay kula wareegtay kaalin ay dawladdu lahayd?

Mida kale Wasaaradihii Qorshaynta iyo Arrimaha guduhu miyaanay ka war haynin arintan. Walee hadii aan hay’addan DDG iyo hay’adda dhashay ee DRC loo fiirsan waxa ay dalka ka wadaan in ayaan dhow la arki doono iyaga oo gobolada u soo magacaabay Badhasaabyo iyo Taliyeyaal Bileys.