Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2885

January 27, 2012                                                                Rabi'al-Awal 04,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Casillas Oo Qirtay In Uu Aflagaadeeyay Garsoorihii Ciyaartii Barcelona

Kabtanka kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa qirtay in uu aflagaadeeyay garsooraha ka dib markii kooxdiisU ka haDhay Copa del Rey ee ay barbaro la galeen lugtii labaad Barcelona. Garsoore Fernando Teixeira ayaa si aan  muran ku jirin u diiday goolkii Sergio Ramos, waxana uu ciyaaryahankii hore ee Sevilla  siiyay huruudii labaad dhamaadkii ciyaarta. Markii ay ciyaarta dhamaaneysay, Casillas ayaa u tagay Teixeira isaga oo u sheegay sida uu isagu qirtay: “Texeira, haatan waad bixi kartaa waana la dabaaldegi kartaa Barcelona” Isaga oo ka hadlayay kulankan, 30 jirkan ayaa sheegay in aflagaadadaasi uu u geystay garsooraha ay ku timid jawiga ciyaarta oo kacsanaa. “Xilligaa xaalada ayaa kacsaneyd. Waxadna dareemeysaa tababar dari marka uu dhanka kale u janjeedho. Xitaa waxan huruud ku qaaay markii aan isku dayay in aan ciyaartoyda kala fujiyo” ayuu yidhi Casillas sida ay qortay jariida Marca. Inkasta oo guuldarro soo gaadhay, kabtanka Spain waxa uu sheegay in uu ku hanweyn yahay saaxiibadiisa, ka dib markii ay la yimaadeen labo oo lagaga hormaray” “Madrid waa ay ku faani kartaa kooxdan. Haatan labo tartan oo kale ayaa hortayada yaala