Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 29275

May 11, 2012                                                         Jamada Al-Thani  20,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Xaakim Jeel U Taxaabay Nin Maxkamada Dhexdeed Telefoonkiisa Oo Soo Dhacay Ka Jawaabay

Baddy Sweeney oo u dhashay waqooyiga Ireland ayaa xabsi u galay maalintii Arbacadii kadib markii Telefoonkiisa oo soo dhacay uu xaakimkii maxkmaadu u sheegay inuu bakhtiiyo, balse uu arrintaasi dhagaha ka furaystay oo uu sii watay inuu qaado Telefoonka oo uu sheeko gaaban ku galay.

Xaakimka ayaa ku amray 36 jirka Paddy Sweeney in la xidho laba saacadood bixiyana 200 pounds oo u dhiganta $322 dollar oo Ganaax qastigeedu uu yahay Rabushida Maxkamada  Londonderry, ee Northern Ireland's.

Mr Sweeney ayaa waxa uu daawanayey Xukunka Rayidka ah ee lagu riday, waxaana uu ugu yaraan xidhnaan doonaa Bil haddii uu bixin waayo lacagtaasi, ama ganaaxa kor loogu qaadayo oo uu bixin doono 2,500 pound oo u dhiganta ($4,025).