Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 29275

May 11, 2012                                                         Jamada Al-Thani  20,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Marchisio Oo Sheegay In Riyadiisii Juventus U Rumowday

Kubbad qaabeeyaha kooxda lagu naanayso marwada duqda ah ee Juventus Claudio Marchisio ayaa sheegay in uu aad  ugu farxay xili ciyaareedkan isaga oo sheegay in ay ku dhameysanayaan qaabka ugu macquulsan ee horyaalka Serie A-da”

Xidigan ayaa ka mid ahaa laacibiintii u qaaday koobka horyaaalka Serie A-da iyaga oo waliba finalka taagan kooba Italia oo ay doonayaan in ay ku darsadaan.

Riyadaydu way rumoowday waxaan ku riyooday in aan sannadkan si wanaagsan u ciyaari doono isla markaana guulo muhiim ah ka keeni doono tartamada aan kaqeyb galnay ayuu ku faanay Claudio Marchisio. Marchisio ayaa ku faanay in uu wali dhinacooda dhulka la dhigin, waxayna quud daraynayaan in ay sannadkan hantiyaan labada koob ee laga dhigo dalka Talyaaniga. Ciyaartoyga ugu werarka badan hadana ah khadka dhexe kaas o si fican uga qeyb qaatay horyaalka waxana lagu tiriyaa dadka ugu caansan kooxdan waxuna ka mid yahay ciyaartooyda xayeeysiisay Pipsiga Talyaaniga taas oo ka dhacday magalada Milano waxana kala qeyb galay xidigaha caalamiga ah ee kala ah Leo Messi, Didier Drogba iyo Frank Lampard.