|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 29276 |
May 12, 2012 Jamada Al-Thani 22,1432H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Gabadh Ciyaal Iskuul Ah Oo 4 Wiil Oo Ay Isku Dugi Ahaayeen Garaaceen, Macalimiinteedana Ku Eedaysay Inay Ku Daawadeen Gabadh yar oo Ciyaala Iskuul ah oo u dhalatay dalka Imaaraadka Carabta ayay xaalad Caafimaad oo darani ay soo wajahadkay, isla markaana Cusbitaal ugu gashay saddex todobaad ka hor markii ay garaaceen 4 Wiil oo ay isku iskuul ahaayeen, taas oo sidoo kale sheegtay in macalimiinteedii ay ku daawanayeen markii Ardaydaasi ay garaacayeen. Lujain Hussein ayaa intaasi ku dartay in Afartaasi Wiil ee ay isku Dugsiga yihiin ay laag la ula dhaceen sidii qalabka ay caruurtu ku yaarto oo kale, xili ay ku guddo jireen Nusa-saacihii iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaala Abu Dhabi, halkaas oo kormeerayaashu aanay xageeda sooba jaleecin, isla markaana waxa ay intaasi ku dartay in aanay doonayn in ay Iskuulkaasi ku noqoto. “Waxa ay laag iila dhaceen sida qalabka ay Caruurtu ku ciyaarto aniga oo dhulka yaala….., macalimiintuna waa ay igu daawanayeen waxna may samayn” Waxa ay sidaasi u sheegtay 'Emarat Al Youm' daily. Warqad lagaga warbixiyey caafimaadka Lujain Hussain oo ka soo baxday Abu Dhabi Hospital ayay dhakhaatiirtu ku sheegeen in qaliin lagaga sameeyey madaxa ay u muuqato mid ka soo raynaysa, balse codkeedu uu aad u hooseeyo. |