|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 29280 |
May 17, 2012 Jamada Al-Thani 26,1432H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Haatufka MaantaWaxay noqon doontaa Khiyaamo Qaran haybadii dawladnimona way lumi doontaa hadii nimankii doraad soo weeraray Ciidanka Qaranka abaalkood la marin waayo.60-kii nin ee BKM iyo Baasuukaha ka sinaa malaha Ciidanka intaa leeg baloodh kumuu dagaalamayne, tolow ma balaayo kale ayaa meesha ku jirta. Waxaase layaab leh dawladda Sirdoon iyo Salaadiinba leh ee ogaan wayday colka intaa leeg intii ay is urursanayeen ee ay u diyaargaroobayeen weerarka Ciidanka Qaranka.Walee hadaan midh midh loo soo qabqaban oon Maxkamad la hor keenin Qaranimada aynu sheeganaynaa waa bilaash, waxaana masuul ka noqon doona cida awooda gacanta ku haysa ee ka habrata qabqabashada Maleeshiyada kibirsan ee Qaranka ku soo duushay. |