|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 29280 |
May 17, 2012 Jamada Al-Thani 26,1432H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Pirlo iyo Del Piero Oo Wada Jir U Diiday In La Xidho Funaanada Lambarka 10-aad Ee JuventusAndrea Pirlo ayaa sheegay in uu ku raacsan yahay dalabka Allesandro Del Piero ee uu kaga codsaday Juventus in aan howlgab laga dhigin funaanadiisa labmarka 10-aad. Waxa la sheegay in kooxda Bainconeri ay qorsheyneysay in ay howlgab ka dhigto funaanada lambarka 10-aad ee uu soo xidhay mudada dheer ciyaartoyga loo aqoonsaday boqorka kooxda Juventu ee Del Piero, lakiin kabtan Del Piero ayaa ka soo horjeestay fekerkaas. “Waxan ku raacsanahay fekerka Alex” ayuu Pirlo u sheegay Sky Sport Italia. “Waa wax sax ah in aanan funaanada lambarka 10-aa laga dhigin howlgab” “Ciyaartoyda da’da yar waa in fursad loo siiyaa in ay ku riyoodaan in ay xidhaan numberkaas” Waxa jiray warar xan ah oo ku saabsan in Pirlo laga yaabo in uu dhaxlo funaanada, lakiin si deg deg ah ayuu u beeniyay warkaas. “Waxan weli sii xidhan doonaa funaada lambarka 21-aad″ ayuu hadalkiisa ku koobay. |