Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 3017

July 1 2012                                                                          Shabcaan 11,1433H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Haatufka Maanta

Ninkan qaadhsan ee la yidhi waa Agaasimaha Madaxtooyada lacagahan faraha badan ee loogu dhiibo xafladaha qaranka ee lagu qabto qasirga madaxtooyada isna uma dhaqmo sidii nin wax ka cuna cidna kama casuumo, mushqaayadna kama bixiyo oo dadku qarankooda bilaash bay ugu shaqayeenoo Illaahay baa u diray, ee tolow hadaba halkuu wax mariyaa? Waar ninka ha la waydiiyo jinkan uu hagbada kula jiro ee illaa warfaafinta daadsan.

Waa ninka kaadh bararka sameeyey ee 750 kaadh oo loogu dhiibay xafladii 26 June 150 mooyaane intii kale Musuqmaasuqay wuxuu xaafada geeyo iyo wuxuu xoolo-kadoon ka dhigayba tolow kuwan gudida Musuqmaasuqu ma bidhaantiisuunbay arkeenoo ay is yidhaahdeen malaha kan kogsani waxba ma cuno.