|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3193 |
January 22 2013 Rabicil Awal 10,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Haatufka Maanta Halkay u babac dhigi lahaayeen duufaanada diplomaasiyadeed ee ka aloosan mandaqada iyo wax ka qabashada xildhibaanada bilaabay inay wada shaqaynta la yeeshaan dawlada Xamar, Madaxtooyadii Somaliland iyo Shirgudoonkii Wakiiladu waxay ku mashquulsan yihiin inay Baarlamaanka mariyaan mashruuc sharci oo wasiirka duulista hawada u ogolaanaya inuu qof walba oo ka dhoofaya madaarada dalka uu ka qaato lacag baad ah oo marka la isku geeyo gaadhaysa $14. Maxamuud Xaashi Cabdi waa shakhsiyad khaayin-nimada ku caan baxay oo waxa uu cadowga ula soo galay qorigii SNM, dadkii Siyaad Barre saamaxaada uga soo qaadayna waa nasiibkiiyoo, waxay hada dawlada ka hayaan xilal sarsare. Wuxuu iska dhigay Mucaarid dabadeedna wuxuu lacag ka qaatay Madaxweyne Rayaale si uu Ingiriiska ugu dhoofo. Dalkuu ku soo noqday oo maanta waa wasiir loo sharciyeynayo in isaga iyo Naasha ay meelaystaan boqolaal kun oo dollar bil kasta.!!!! |