|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3197 |
January 27 2013 Rabicil Awal 15,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
“D/Hoose Hargeysa Waxay Sabab La,Aan Cagaf Galiyeen Gurigaygii Oo Caruurtii Ku Jirto” Cabdil Qaadir Cabdi Ismaaciil Hargeysa, January 26, 2013 (Haatuf) - JMaamulka dawulad hoose Hargeysa ayaa, si fool xun u baabiiyey hantidii iyo Aqal sandaqad oo ku yaala xaafad shacabka oo uu dagaan qoyiska ,muwaadin Cabdil qaadir Cabdi Ismaaciil oo ay booq dee koox wariye yaal ahi Goobta uu guri giisu ku yaalo ayaa, sheegay in Shalay gurigiisa Cagaf lagaliyey isle markaan ay qaateen alaab u taalay aqalka ,cabdil qaadir waxaa kale oo uu sheegay inaanay jir wax looga sheegay hawul galkaasi Aqalkiisa lagu baabiiyey waxaanu ugu baaqay Xukuumad iyo maamulka dawulad hoose in wax laga qabto dhibaatad loogeystayWalal waxaa nagu dhacay dhibaato aad u fool xun anigoo ah muwaad somaliland ,xaqna liigu leeyahay in liga joojiyo waxii xaqdaro ah waxaan xaq u leeyahayna aan helo halkan oo uu Aqalkayigu ku yaalay mudo sanad iyo saayid ah ayaa,shalay niman Cagaftii Dawulad hoose wataa ay gurigayigii iyo hantidaydiid baabiiyeen waliba caruurtii oo ku jirta dhamaan aqaladii agtayda midna wax lam gaadh siin waxaan leeyahay maamulka dawulad hoose maxay waxani iigu dhaceenCid wax naweydiisayna majirto markii cagafta Dawulad hoose ay bur burisay hantidaydii iyo Alaabtay dii walib waxay qaateel Alaab waxaan ugu baaqayaa xukuumad soomaliland iyo bahad cadaalad in dul migaasi ligu sameeyey wax lag qabto hantidayda ay dawulad hoose sabab la,aanta ku qaadatay iyo waxay nagu samaysay hoos loo eego Waxaan degnaa mudo lab sano ah waxaan leeyahay waxaa ay ii gaysteen maaha waxaan qaadi karto. Cabdil qaadir Cabdi Ismaaciil |