|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3197 |
January 27 2013 Rabicil Awal 15,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Haweenay In Ka Badan 100 Xayawaan Gurigeeda Ku XanaanaysaMaria Nasta waxay u dhalatay dalka China, waxa ay xanaanaysaa Xeywaanka awooda leh waxaana hoygeeda kunool xoolo nooca dad cunka ah, hayeeshee Maria waxaa lagu amaanay inta tahay hooyo dhowr iyo toban sanno kunooleyd Miiga China waxaanay garabsiin jirtay gabi ahaan noolaha oo idil dad iyo dugaagba Haddaba Maria Hooygeeda waxaa iminka kunool Xoola gaadhaya ku dhawaad 100, sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi, waxaana ku qornaa warbaahintaasi in Hooyadaasi ay guriga ku heysato xoolo kala ah 13-shabeel, 7-Mukulaalood, 21-Libaax, 9-Jiiri, halka tirada soo hadhtayna ay ka yihiin Xeywaanaadka yar yar sida Baran-barada, dooliga IWM Si kastaba ha ahaatee Maria waxaa lagu tilmaamay inay tahay hooyo 52-sano jir ah mana ahan ruux hadal badan ee waxa ay inta badan ku mashquusha howsheeda dhanka xanaanada ah inta badana banaanka ama dibadda hooygeeda uma soo baxdo. |