|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3199 |
January 29 2013 Rabicil Awal 17,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Haatufka Maanta Adeer maxaa Ingiriiska loola yaabayaa goleheenii Wasiirada iyo kii Wakiilada ayaa labaduba Argagixiso la galeen noqdeenoo ay ku jiraan dadkii lagu xaman jiray. Amaankiina waxaynu u dhiibnay qaar cilmiga ay yaqaanaan yahay inay habeen kasta sidii oo Bandoo joogto ah lagu jiro ay cusleeyaan dhaqdhaqaaqa gaadiidka yaryar ee Umulaha sida. Ma digdig iyo “Nalka gudaha daar ka horena dami” ayaa nabadgalyada dal-dhan lagu sugi karaa? Adeer Ingiriis daayoo anagaaba ka shakisan dawladan Wasiirkeeda, Xildhibaankeeda, Wadaadkeeda iyo Taajir-keeduba taabucul wahaabiga yahay. |