|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3200 |
January 30 2013 Rabicil Awal 18,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Haatufka Maanta Cilmiga siyaasada waxa jirta qaacido aasaasiya oo sheegaysa in ku qancinta caalamka ee siyaasada arrimaha dibadu ku xidhan tahay marka ay siyaasada arrimaha gudaha ee dalku noqoto mid guulaysata oo lagu najaxo. Hadaba waxay iskaga khaldantay ninkii Cirro ee Diblomaasiyada lagu tirin jiray oo halkii laga filayey inuu Wasiirka Arrimaha gudaha canaanto waa ninka aayar oo dhalatay Wasiirka Arrimaha Dibada wax ka saaray Amaanka arrimaha gudaha. Sawkan u hadlay siddii oo uu Kaambayn ku jiro ee iloobay inuu yahay Masuulka saddexaad ee dalka. Adeer in badan baa la lahaa isku qabana kari maayo gudoomiye-nimada Wadani iyo Wakiilada’e, kol haday taasi maanta cadaatay oo uu u xagliyey dhinaca xisbigiisa, hadaba isna jagada ha u baneeyo cidd kale oo u gacan banaan hawlaha Baarlamanka. |