|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3202 |
February 1 2013 Rabicil Awal 20,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
AC Milan Oo Durbaba Bilowday Inay Iibiso Maaliyada Balotelli Iyo Numberka Uu Xidhan Doono Oo La Shaaciyay Baqaarka online-ka ee AC Milan ayaa durbaba bilaabay inuu iibiyo maaliyada Mario Balotelli kaasoo berri subax tijaabada caafimaadka mari doona. Manchester City weli kama aysan hadlin heshiiskaan, laakiin TV-ga Milan ayaa si aad ah u falanqeynaya, sidoo kalena dukaanka online-ka ee Milan isna shaqadiisa waa hore ayuu sii bilaabay. Taageerayaasha Milan waxa ay durbaba iibsan karaan maaliyada ay ku qoran tahay magaca Balotelli, Balotelli ayaana xiran doona No 9 oo ah numberkii uu baneeyay Alexandre Pato. Dhanka Robinho ayaa sheegay inay gacmo furan ku soo dhaweyn doonaan 22 jirkaan oo kaga soo biiray kooxda horyaalka Ingariiska ee Manchester City. |