|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3480 |
December 23 2013 Safar 20,1435H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Robert Arena: Ronaldo Waa Laacibka Ugu Fiican Adduunka, Messi-na Waa Inuu Isaga Tagaa Barcelona Laacib kii hore ee xulka Croatia Robert Arena horana ugu soo ciyaaray kooxda Real Madrid ayaa kahadlay xaalada laacibka ree Portugal Cristiano Ronaldo iyo waliba kan ree Argentina ee Lionel Messi. Web-ka rasmiga ah ee xidhiidh ka kubada cagta yurub ee Uefa ayuu usheegay in Cristiano Ronaldo uu yahay laacib ka ugu fiican addunka waqtigaan la jogo. Robert Oo ka hadlay Ballon d’Or ayaa yidhi “hadaan awood u leeyahay inaan wax doorto waxaan u dooran lahaa Ronaldo laacib ka ugu fiican adduunka maanta, koox walboo kasoo horjeeda wuxuu soo ban dhigaa qaab ciyaareed sareeya”. Robert ayaa dhanka kale ka hadlay laacibka kooxda Barcelona Lionei Messi isagoona yidhi “Messi waa laacib fiican dhabtiina waa laacib cajiib ah, waxaa sharaf ii ah inaan arko isagoo ciyaaraya kubada cagta, lakiin waxaa haysta hal dhibaato oo ah inay Barcelona haysato laacibiin isagoo kale ah, waxaa u fiican inuu ku fikiro inuu u dhaqaaqo koox kale”. |