Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

  April 14 2014                                             Jamadi Al Thani 14,1435H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Haatufka Maanta

Waar Nimanyahow Maxay Odaygan Siilaanyo kolba ka cadibayaan?.

Mar la yidhaahdo waxaanu ku gaynaynaa Laas-qoray oo shirkad shidaalka baadha oo dalka iman lahayd ayaa dhawrkii milyan eynu ka dhufan lahayn ku xidhay tagitaankaaga halkaa iyo mar la yidhaa kaalay qaarbaa wax sheeg-sheegayee aan Imperial bun ka soo cabnee!

Kuwan odaygii toyga ka dhigtay.

Adeer aragiisa iyo socodkiisa la iskuma hayee waxba yaan kolba sidii gaadhi macrad yaala sheeda dadka laga tusine hadii ay dhab tahay inuu isagu dalkan xukumo  bal ha qabto shir-jaraa’id oo ay joogaan toban wariye oon kuwa dawladda iyo Cukuse ku jirin.

Hadii kale waxa run ah cidkale oo madaxtooyada jiiftaa inay dalkan ka taliso oo isagana kolba meel u kax-kaxaysanaysa.