Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

 May 24 2014                                             Rajab 24,1435H     

 

 

 

 

Wasiir Khaliil Oo Baabuurta Gaarka Ah Ee Madaxtooyada Ku Soo Dhaweeyey Nin Xag Jir Ah Oo Ka Tirsan Ururka Al Ictisaam: Qalinkii C/laahi Maxamuud Raage

Waxaa dalka soo gaadhay wadaad xag jir ah oo la yidhado Maxamed Cabdi Umal oo ka tirsan golaha shuurada urur dimeedka xag jirka ah ee Al ictisaam, kaas oo uu magaaladda Hargeysa ku soo dhaweyey Wasiirka Diinta iyo awqaafta khaliil Axmed oo ay xubno ku yihiin golaha sare ee shuurada ee Al ictisaam. ujeedada socdaalka ninkana ay tahay u kuur galida in xagjirnimadu sidii loo rabay ay u hanqaaday dalka gudihiisa iyo in uu xoojin u noqdo iyo in uu dhiso mooralka xubnaha ururka ee Somaliland .

waxaa  ka soo qayb galay soo dhaweynta wadaadka xag jirka ah dhamaan oo aan loo kale hadhin xubnaha ururka Al ictisaam ee xah jirka ah iyo saaxiiibkood ee Al islaaax damul jadiidka waxaa la yaab noqotay in wadaadkan oo aduunyadu toosh ku raadineyso u aayar uu dalka ku soo galay waliba isga oo lagu sito gaadiid ay leedahay maddexwetooyada Somaliland miyaanay taasi cadayn u ahayn in awooda intaa lee gee ay ku yeesheen dalka iyaga oo aan dan ka lahayn sumcad xumada ay arrintaasi u soo jiidi karto somalialnd madaama maanta dalkeena laga helo dhamaan basaasiinta aduunyada oo dhan oo aanay sqanqadh yari ka qarsoonayn .

hadaba markii la soo galbiyay  ninkan ayaa waxaa si toos ahloo geeyay masaajidka caanka ah ee badhtamaha caasimada hargeisa ku yaala ee Cali Mataan oo ay ururada xag jirka ku shiraan xafiisna ka dhigteen dabaqa ugu sareeya masaajidkan gaboodna uga dhigay maktabad buugaagta diinta lagu akhristo ileyn waxaan la akhriyayaa maaha kutube waa Somaliland  halkee baanu ka galna maxaa inoo qorshe ah waa xarun khatarteeda leh oo u baahan in gudo iyo dibedda ba laga war hayo waxaana inta badan ku dhumaaleysta dadka tooshka lagu raadiyo ee baxsadka ah ee dawladuhuu raadshaan waxaa lagu yara qariyaa masaajidkan hadhowna waxaa la saaro  dayaarado yurub iyo dalalka carabta u baxayaa .

 

la soco cadadka dambe…….