Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

 May 26 2014                                             Rajab 27,1435H     

 

 

 

 

Guddoomiyaha Kulmiye Oo Iclaamiyey 36 Xubnood Oo Noqon-doono Golaha Fulinta Xisbul-xaakimka Madaxwayne Siilaanyo Iyo Golihiisa Xukuumaddu

Hargeysa, May 25, 2014 (Haatuf) - Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad ee Xisbigaasi shaaciyay guddi kale oo fulineed.

Warsaxaafaddeed goordhaweyd ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay.

Guddidan ayaa ka kooban 36 xubnood oo ay ka maqanyihiin Madaxweyne Siilaanyo, Cabdi Casiis Samaale iyo xubno kale.

Shir-guddoonka Xisbiga ayaa hore u shaaciyay 43 xubnood oo ay ka muuqdaan magacyo badan oo aan halkan ku jirin.

Liiska Guddoomiyuhu soo saaray ayaa u muuqda mid lagu shaxeeyey hanaan isku dheeli tiran oo lagu saleeyay dhamaan dhinacyada oo dhan.

Liiska xubnaha Guddida fulinta ee Guddoomiye Muuse magacaabay

 

 REF:  XK/XG/004210/2013                                                                                                       

 

Date: 25/5/2014

 

Ku: saxaafadda

 

“Ujeeddo: Magacaabis Guddi Fulineed

 

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:-

 

1.     Dr. Xuseen Maxamed Xoog

 

2.     Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

 

3.     Eng. Cabdiqaadir Iiman

 

4.     Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)

 

5.     Bulbul Cabdi Madoobe

 

6.     Axmed Cabdi Xuseen

 

7.     Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)

 

8.     Carab Nuur Xandule

 

9.     Fu’aad Aadan Cadde

 

10.    Garayaqaan Maxamed Jaamac

 

11.    Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)

 

12.    Jaamac maaxamuud Cigaal

 

13.    Shariif Abokor Dhuux-yare

 

14.    Cabdinajax Siyaad Cabdi

 

15.    Maxamed Cabdi Iskeerse

 

16.    Canab Cumar Ileeye

 

17.    Maxamed Faarax Xirsi

 

18.    Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye

 

19.    Baashe Yuusuf Axmed

 

20.    Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa

 

21.    Dr. Axmed Cumar Maax

 

22.    Ilhaan Maxamed Jaamac

 

23.    Ibraahin Aadan Qaalib

 

24.    Axmed Xuseen Oomane

 

25.    Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)

 

26.    Mahdi Xuseen Caddare

 

27.    Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi

 

28.    Prof. Cabdi Cali Jaamac

 

29.    Sahal Cali Cartan

 

30.    Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)

 

31.    Cali Siciid Raygal

 

32.    Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)

 

33.    Axmed Aw Cabdi Shaacir

 

34.    Dalays Shire Faarax

 

35.    Aniisa Nuur Cigaal

 

36.    Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).

 

        Allaa                           Mahad                     Leh

 

                  Mudane, Muuse Biixi Cabdi

 

               Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE”.