Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

 May 27 2014                                             Rajab 28,1435H     

 

 

 

 

Haatufka Maanta

Alaylehe Indho adayg wax la yidhaahdo anagaa aragnay. Siilaanyo oo la wada arkayo in isaga iyo Caa’iladiisu ay Kiiskii Haatuf ku dul-maamulayaan garsoorihii qaadayey ee haddana doonaya inay inaga dhaadhiciyaan in garsoorku madaxbanaan yahay oo aanay wax faro galin ah ku haynin.

Sawkan garsoorihii yaraa ee Asad leeyahay hadii aan qoladan Haatuf u ogolaado damaanada ay xaqa u leeyihiin waxa i qabsanaya Faysal Dhago-dhago oo habeenkii xaga sare lagala soo hadlo.

Adeer ninkan Siilaanyo Ilaahay sidiisa inagama dhigo’e eexda, cadaaladda xumada iyo dulqaad la’aanta wuxuu kaga daray khajilaad la’aanta uu la soo taagan yahay, labada nin ee kala ah wiilka uu sodoga u yahay iyo abtigii oo ah Xuseen Waji-xun waa dhibanayaal oo Haatuf baa meel kaga dhacday ee Calool xumo wuxuu ka qabo yarkiisa oo waxyar oo jira laga qoray darteed meherad dhan albaabada ugu laabay ee walibana dadkii ka xoogsanayeyna jeelka ku guray??

Bal mucjisadan eega yaa ka siisanaya waa lay-caayey, mise tolow dadkuu wasakh-yo wada moodayaa?.