|
“Madaxweynaha Djibouti Maaha Inuu Xidhiidhka Ku Koobo Xukuumadda
Ku Meel-gaadhka Ah Ee UDUB Afarta Bilood U Hadhay” Faysal Cali
Waraabe
"Anigu waxaan ahaa ninkii ugu horeeyey ee Wakiilka Xoghayaha QM
la kulma markii la soo magacaabay, Nairobi baan kula kulmay
maalintii aan la kulmay iyo intii ka dambeysayba waan danisnaa
ninkaas laakiin intaa waxaan wax uga sheegi waayey waxaan
islahaa ninkaasi hadaad sheegto shaqo xumaantiisa iyo Somaliland
in aanu u soo jeedin aad ka hadashid waxaanad ka amaan helayn
dawladda oo intay ciyaal soo ururiso sideedii ay odhan doontaa
hebeloow hebel u jawaab." |