|
Home | Contact Us | Links | Archives |
| ISSUE 2161 | October 04,2009 Shawal 15,1430H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Somaliland Maxaa Xeer Uga Yaal Qofka Dalka Soo Galaya Ee Aan Sharci Sidan Cali Ahmed Faarax Lowyacado Waxaan in badan somaliland ka soo galay dhinaca Lowyacado waxaan aad ugu fiirsaday bal sida y u shaqaynayaan shaqaalaha laanta socdaalka ee Somaliland, waxaan arkay dadka reer Jabuuti oo isu guubaabinaya inaanay baasaabooradooda isaga dhiibin xafiiska Lowyacado ee laanta socdaalka Somalailand, taasi oo ay sababtay dhaqanka saraakiisha laanta socdaalka, iyada oo aad moodo inay ka jecel yihiin qofka sharciga wata ee sidii caadiga ahayd ula macaamila ka qarsada sharciga oo inta ay rasiidhada iska laaban ay boobaan qofka oo u tartamaan woxogay shillimo ah islamarkaana geedi socodkii iyo hanaankii dawladnimo uu sidaasi ku lumo dawladana dhaqaale soo gali lahaa uu sidaasi ku baaqdo. Hadaba aniga oo ka mid ah dadka reer Somaliland ee lexejecleeya jecelna horumarka maamulka laanta socdaalka wax ha ka bedelaan nidaamka musuqmaasuqa ah ee ay caadaysteen saraakiisha aan la bedelin ee Jooga xuduudaha sida Lowyacado, Wajaale iyo meelaha kale ee la midka ah. Walaalayaal dalka inagaa leh dadkuna wa dadkeenii si fiican qaranka haloogu shaqeeyo oo daacad ah, dadkana hala ixtiraamo oo sharciga ha lagu dhaqo dawladnimadana hala dhawro. Cali Axmed Faarax Lowyacado |