Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

ISSUE 2162 October 05,2009                                   Shawal 16,1430H

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 Cuntada Iyo Sharaabka Aad Isticmaasho Ayaa Sheegaya Dabeecadaada

Daraasadan ay dhawaan ay  soo saareen koox khubaro ah ayaa sheegey in cuntada uu ninku ugu jecel yahay ay u fududeyn karto dumarku iney wax badan ka bartaan dabeecadaha ninkaasi………..darasadani aad bey u dheertahay laakinse intii ka macquul ah ayaanu halkani idinku soo gudbineynaa……….

Ninka cutada qadhaadh ugu jeceli sida liin dhananta o kale,waa nin daacad ah oo aan jeclayn inay dadka iska horyimaadaan.

Ninka cuntada milixda leh ugu jeceli waa nin naxariis badan oo si wanagsan dadka ula dhaqma.

Ninka basbaaska (qanjida)ugu jeceli waa nin jecel in uu amar bixiyo mar kasta,sidoo kalena waa nin dhibaatada ka hor timaada si degen u xaliya,dhabtiisuna ay badan tahay.

Ninka toonta ugu jeceli waa nin kalsoonida naftiisa uu ku qabaa ay aad u yartahay,isla markaana jecel inuu mashaakilka iskaga durko.

Ninka bunka ugu jeceli waa nin himiladiisu ay cadahay,jecelna maamulka wanagsan,markastana mustaqbalka ka fikira,wuxuuna leeyahay in yar oo cadawtinimo ah.

Ninka shaaha bigeyska ah ugu jeceli waa nin sidiisaba markastaba u daalan.

Ninka shaaha cadeyska ugu jeceli waa nin cabsi badan,faalo xun ayuu ka qabaa dhinaa mustaqbalka(negative),falalkiisana aad uma miisaami karo.

Ninka ugu jecel sharaabka morgareysan wan in bood-bood badan,si dhakhso ahna arrimo cusub isugu bedela.