Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

ISSUE 2175 October 20,2009                                                                Shawal 01,1430H

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

BADHEEDHAHA: Wariyayaasha Ka Hawl Gala Idaacadaha BBC-Da, VOA Iyo Beelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan Suxufiyaantaasi

Idaacadaha laamaha afsoomaaliga ee BBC-da iyo VOA, oo ay idaacadahaas gacanta ku hayaan maalgelintooda dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa lagu tilmaamaa wariyeyaasha ka hwl gala idaacadahaasi inay kooto ku haystaan suxufiyiinta ka soo jeeda beelaha Hawiye, taas oo wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland dhamaantood-ba laga tirtiray marka laga reebo midhadh faro ku tiris ah mooyee, inta badana lagu tilmaamo, in labadaasi idaacadood ay kooto ku haystaan wariyeyaasha ka soo jeeda beelaha Hawiye ee Somalia, gaar ahaan ka soo jeeda gobolada Banaadir iyo Galguduud, iyadoo marka loo kuur galo suxufiyiinta isku urursaday idaacada BBC-da iyo VOA-da aad is odhan karto ma Copy Radio Muqdishaa. Hadaynu soo bandhigno wariyaasha iyo maamulada gacanta ku haya idaacada laanta afsoomaaliga ee BBC-da ka hawl gala beelaha ay ka soo kala jeedaan iyo saamiga ay suxufiyiinta Somaliland iyo Somalia uga hawl gala idaacadaasi magacyada suxufiyiinta waxay u kala dhigan yihiin sidan:

1.Maamulaha laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar, waxa uu ka soo jeedaa beesha Hawiye H/Gidir (Cayr), 2. Kaati Ciise H/Gidir (Cayr) 3. Maxamed Maxamuud Cade H/Gidir (Cayr) 4. Yuusuf Xasan Mursal        Hawiye H/Gidir (Cayr) 5. Maxamed Maxamuud Dhoore Hawiye H/Gidir (Cayr) 6. Aamina Muuse Weheliye Hawiye (Abgaal) 7. C/raxmaan Koranto Hawiye (Geel-jecel), 8. Farxaan Axmed Jimcaale Hawiye (Xawaadle) 9. Ayaanle Xuseen Hawiye (Xawaadle) 10. Axmed Cabdi Nuur Hawiye Hawiye (Duduble) 11. Ibraahin Macalimu Hawiye (Baadi cade) 12 Bash-kash Jug soo dhacay Hawiye, 13 Abokor Maxamed Boston Hawiye (Baadi cade) 14. C/Nuur Maxamed Sh Isaxaaq Majeerteen 15. Cabdillaahi Xaaji (Mareexaan) 16. Catoosh (Ogaadeen) 17 Axmed Maxamuud Cali (Axmed Kismaayo) Majeerteen 18. Siciid Cali Muuse, waxa uu ka soo jeedaa Somaliland deegaanka bariga Sanaag 19. Yoonis Cali Nuur Somaliland Gobolka Hargeysa 21. Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar Somaliland Burco. Axmed Siciid Gige Somaliland Gobolka Saaxil

Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA-da ayaa waxa idaacadaa aqlabiyadoodu ay ka soo jeedaan Somalia, gaar ahaan beelaha Hawiye, iyadoo laba qof saddex qof aanay ka badnayn wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland.

1.C/raxmaan Yabarow, oo isagu ah maamulaha laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa isagu ka soo jeeda beesha Hawiye (Abgaal) 2. C/llaahi Nuur Maxamed Kolombo Hawiye (Murursade) 3. Ibraahin Xasan Daandurey Hawiye (Murursade) 4. Haaruun Macruuf Hawiye (Murursade) 5. C/raxmaan Caynte Hawiye (Murursade) 6. Falastiin Hawiye (Abgaal) 7. Idil Maxamed Cismaan Hawiye (Abgaal) 8. C/casiis Sadaam Hawiye (H/Gidir) 9. Caasha Cuud Hawiye (Abgaal) 10. Khadra Guray, Majeerteen 11. Fadxiya Maxamed Cabsiiye Somaliland Gobolka Togdheer 12. Cali Xadhaadhe Somaliland bariga Sanaag 13. Sahra Ciidle Nuur gobolka Hargeysa.

      sidoo kale 22 wariye oo idaacadaasi u jooga Somalia iyo caalamka kale ayaa iyagana la sheegay inay badankoodu ka soo jeedaan beelaha Hawiye ee Somalia.