Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

ISSUE 2205 November 24,2009                                                           Dul-Xaja 07,1430H

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 Golofiskii Micheal Jackson Oo Lagu Iibiyey 350,000 Oo Dollar

Waxaa la iibiyey golofiskii   maqaarka ka sameysnaa ee MICHAEL JACHSON kuwaas oo ahaa kuwii ugu horeeyey ee uu xidho sanadkii 1983 ee uu ku sameeyey ciyaartiisii ugu horeysay ee caanka ahayd ee MOON WALK, iyadoo lagu iibiyey qiime dhan 350,000 US dollar maalintii sabtida  magaalada new york. iyadoo lala iibiyey 70 shey oo uu isticmaali jirey fanaanka geeriyooday ee michael jackson. taasoo uu 70 jeer ka batay qiimaha iminka lagu iibiyey qiimihii markii hore la filaayey in lagu iibsado.waxaa kaloo la iibiyey koodhkii uu ku matalay albnakiisii caanka ahaa ee BAD sanadkii 1989 iyadoo la siistay qiime dhan 225,000 US dollar .

waxaa ka soo qeyb galay bandhigan lagu iibinayey alaabtanka  kumaan kun qof oo ka mida dadkii aadka u jeclaa micheal jockson iyadoo ninka mas,uulka ka ah bandhigan MR JULIEN uu sheegay goloofiskaa uu isticmaalay jachson markii uu sameeyey ciyaartiisii caanka ahayd ee SOCODKII DAYAXA DUSHIISA (WALK ON THE MOON) ay ahayd wax yaabaha ugu mihiimsan ee lasoo ban dhigey laakiin aanuu filaynin in la siisto qiimahan aadka u badan isagoo intaa ku daray MR JULIEN inay aad uga badan tahay qiimaha lagu iibiyey golofiskan qiimihii lagu iibsaday qalabkii ay isticmaali jireen ELVIS PRESLEY iyo MARILYN MONROE,

 golofiskan waxaa iibsaday nin baayac mushter ah oou dhashay wadanka china   oo reer HONG KONG ah kaasoo leh mid kamida HOTEL lada jasiirada MACAU iyadoo lagu dhajin doono hotelka golofiska michael jackson.

waxay dowlada mareykanku ka qaadi doontaa  qalabkan la iibiyey ee micheal jachson canshuur dhan 420,000 US DOLLER,

MICHEAL JACKSON ayaa waxa uu geeriyooday 25/07 kadib markii wadnaha lagaga soo boodey mar qudha isagoo jooga gurigiisa oo ku yaala magaalada LOS ANGELES ee gobolka CALIFORNIA