Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2358

May 23,2010                                                            Jumaada Al-Thaani 09,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

Lamaane Is Jeclaa Oo Iyagoo Gacmaha Is Haysta Iska Tuuray Daar 34 Dabaq Ah Hong Kong

Booliska caasimada  Hong Kong ayaa sheegay in maalintii khamiistii wiil iyo gabadh dhalinyaro ah oo is caashaqsanaa ay iska soo tuureen mid kamida daaraha ugu dhaadheer magaalada  Hong-kong taartaas oo dherer keeda lagu sheegay 34 dabaq . iyagoo ku heshiiyay inay aduunyadan mar kawada tagaan kadib markii reerahoodu isu diideen,

Wiilkan iyo gabadhan ayaa boolisku sheegay in ay iska soo tuureen dabaqa 34aad ee daar kamida kuwa Hong Kong ugu dhaadheer iyagoo gacmaha is haysta, kuwaas oo la sheegay inay go,aankaa u gaadheen kadib markii ay cadaadis badani kaga yimi labada reer ee ay kasoo jeedeen oo doonayey inay kala hadhaan,

Wiilkan iyo gabadhan oo qaadayey (Kala hadhi meynee u hubso iyo Hog hadii aad ku dhacayso anuun baa kaaga horeyn) ayaa Magacyadooda lagu sheegay Wong Yat-Long iyo Yang Ying, iyagoo meydkooda laga helay daartaa hoosteeda, Booliska ayaa markii ay baadheen ogaaday inay iska soo tuureen dabaqa 34 aad ee daartaa iyagoo labada gacamood  is haysta,

Maamulaha iskuulka Mstehma Yang Ying ayaa sheegay in gabadha ay dhakhtarada iskuulku la yeesheen kulan isla markaana aanay ka muuqan wax dhibaato ah oo muujinaya inay doonayso inay is disho, Arintan ayaan ahayn markii ugu horeysay ee wiil iyo gabadh is jecel ay iska soo tuuraan fooqaqa dhaadheer ee hong-Kong, iyadoo sanadkii 2005 ay gabadh Uur leh oo 17 jir ah iyo saaxiibkeed oo 16 jir ah ay iska soo tuureen daar aad u dheer iyagoo halkaa labadooduba ku qudhbeelay.

Barkhad C/laahi Maxamed

Oodweynenews.com/Sweden

Barkhad5@hotmail.com