Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2489

October 22, 2010                                                                    Dul-Qacda 14,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Meeday Quruxdaadi

Maqalkani wuxu ka hadlayaa sida daaqa iyo dhirta ummada u dabargoysay , dhulkii laba qaybood ayuu noqday ood iyo dhuxul dhulkii wuu oodanyahay. Saylac , Sanaag laakiin in yar ayaan tafasiil ka bixinayaa Burco , oog-Burco waa 100 mail Burco-Saraar waa 65 marka la isku geeyo waa 15 mail, 240 mail  waa 390 mail waa xididada wadnaheena waraabinaayo . dhaqaalaha ee dawlada ku dhisan tahy xoolaha ayuu ka soo gala wadanka  US $ 10 ayay dawkadu ka qaada 25$ geela US loda 26$ intii dawlada  Rayaale dalka haysatay  daaqi iyo duunyadiba way dabargoeen, duunyada waxaa hadhay 25%. Dadka xoolaha dhaqatada ahaa maanta gobolada ayay daadsanyihin hoy iyo hanti midna ha haystaan caawa markaa aa in dawladu adduunka  ugu baaqda in gargar lala soo gaadho . xoolaha ka hadhay waa siidh,meel  ay maraan markay waayeen itoobiya ayay u barokaceen waxaan leeyahay Barwaaqada  ay ku fadhido ooda is haysa Saylac ilaa sanaag , haddi lagu qaado oodaa wasiir iyo G.Gobol midna  waxa qaadi kara dawlada , xildhibaanada Guutida, Boqorada, Cuqaasha, Culimo Awdiinka   Salaadiinta, iyo shacabka  Somaliland oo isku duuban .haddi sidaa layeeli wayo waxa soo baxaaya dhan walba la  ha loogu qaadee dhaglay ku shub  kii babuurka lahaa, kii awrka iyo kii dameerka dhamaan  waxaa lagu dhaqaaqay D/Hoose dhirtu waa noole dakuna waa noole waana ay simanyihiin xaga nolasha .

Gobolka marka lagaagaabiy  dhulka ayaa la jeexayso 60.M 20 lawdh  oo  jilaab iyo hinlah ayaa gunta loo dhigayaa oo lagu  moofaynayaa D.Somaliland dhaqaale  ay ku soo saarto ma laha , waa inay Somaliland ugaylisa si dhuxul dhagaxda  la inoga soo saaro

C/laahi Cawad (Lugwayne )