|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2441 |
August 27,2010 Ramadan 17,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haatuf-ka Maanta Cafiskii Madaxweynuhu ku sii daayey maxaabiista ayaa waxa ay ummadda u horseeday cabsi iyo fiid carow, kadib markii habeenadan ugu dambeeyey tuug ku gaashaaman mindiyo dhaadheer iyo baangado ay halis galiyeen nafaha dadka wakhtiyada dambe iyo fiidadowgaba ka sii caraaba suuqyada ay ka raadsadaan quutal daruuriga oo ay meelo dhexe iyo suuqa badhtamahiisa-ba kaga soo baxaan ragaasi dhawaanta la soo daaeyey oo ay ka mid yihiin Tuug waaweyn oo caan ah. Tolow dawladdan cusub ee laashay guddidii nabadgelyada ee Tuugta xukunka degdega ah u jaraysay, hadana ka seexatay amaankii ummadda, malaha xagga tuuug la dagaalanka tii Riyaale ayaaba la xasuusan oo la mahadin doonaa. |