|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2441 |
August 27,2010 Ramadan 17,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Magacaabay Dufcadii Labaad Ee Xukuumaddiisa Liiska Magacyada iyo xilalka uu madaxwaynuhu magacaabay Hargeysa, August 27, 2010 (Haatuf) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Sillaanyo ayaa Shalay ku dhawaaqay Qaybtii labaad ee xukuumaddiisa, kaas oo magacaabay in ka badan 35 xubnood oo isugu jira Agaasimeyaal iyo Xilal kale. Sidaana waxa lagu sheegay Waraxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, kaas oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyadu C/laahi Cukuse. Warsaxaafadeedkaasina waxa uu u qornaa sidan:- Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta (shalay soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada. Waxanay kala yihin:-
1. Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi
2. Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan
3. Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim
4. Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib
5. Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate)
6. Gu doomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil (Chairman
7. Deputy: ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha Axmed Cali (Sulub)
8. DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye DG
Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi
Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim
9. Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale
10. Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin
11. Maareeyaha Hay’adda Korontada Xasan Cusmaan Adan
12. Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority) C/waaxid C/qaadir C/raxmaan
13. Gudoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi
Maareeye ku xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi
14. Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis
15. Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir
16. Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac
17. Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine
18. Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka(National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan
19. Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC ( AIDS Commission) Maxed Dahir Khayre
Director of Admin & Finance C/Kariin Axmed Xinif
Director of Capacity Building Maxamed Nuur Guruje
Director of Clinic Service Sahra Adan Yaanyo
National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori
20. Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina C/laahi Axmed
21. Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada(Quality control Commission) Siciid Saleebaan Mire
22. Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission) Axmed Muxumed Madar
23. Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada(National Charity Commission) Sh. C/laahi Cali Jawhar
24. ICT Commission Cali C/laahi Daahir
25. Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax
Taliyayaasha Ciidamadda:
1. Talyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani 2. Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable
3. Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal)
4. Ku-xigeenka Taliyaha Police Cabdiraxaam Liibaan Axmed
5. Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane)
6. Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad
7. Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan
La Taliyayaasha Madaxweynaha:
1. Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali
2. Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade
3. Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi
4. Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog
DG-yada:-
1. Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed
2. Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed
3. Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha & Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori
4. Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha C/raxmaan Cawil Xasan
5. Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse
6. Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax
7. Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha C/laahi Ismaaciil Faarax Wakiiladda JSL ee Dibaddaha
1. Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan |