|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2441 |
August 27,2010 Ramadan 17,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Sheikh Mansour Oo £500milyan Ku kharash Gareeyey Kooxda Manchester City Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa soo bandhigtay inta uu leegyahay kharashka uu gudoomiye Sheikh Mansour uu geliyey kooxda Manchester City xilli kooxda ay hada noqotay kooxaha lagu tiriyo kuwa halista ah. Maqaal uu soo daabacay shalay wargeyska Guardian oo ka mid ah kuwa kasoo baxa magaalada London ayaa lagu sheegay in Sheekha oo ah nin kasoo jeeda dalka Imaaraadka Carabta uu kooxda ku kharash gareeyey nus milyan lacagta dalka Ingiriiska ee Pound-ka. Tan iyo markii uu sheerka ugu badan ee kooxda iibsaday bishi August ee sanadkii 2008 ilaa iyo December-tii lasoo dhaafay ayaa waxa uu geliyey aduun lacageed oo dhan £400milyan oo Gini, lacagta inteeda badan waxa ay gashay lacago uu bixiyey marka uu kooxda sheerka ku yeeshay taasoo uu markii danbe wada dhameystiray. Sanadkan ayuu hadana kor u qaaday lacagaha uu geliyey kooxda isaga oo dhameystiray saamiga uga hadhsanaa kooxda kaasoo ahaa £46milyan. Wargeyska The Guardian ayaa sidoo kale intaasi raaciyey in lacago uu geliyey ciyaartooy cusub oo uu dalbaday tababaraha kooxda Roberto Mancini ay buuxisay tirada £500milyan, ee uu hada naadiga si toos ah ugu kharash gareeyey tan iyo markii uu kooxda la wareegay. Manchester City ayaa waxa ay dhawaan soo iibsatay laacibiin caan ah oo ay ka mid yihiin, Yaya Toure, David Silva, James. Milner iyo Mario Bolatelli. Xigigahan oo ka kalayihim kooxo ka kala ciyaara horyaalada ugu wanaagsan qaarada Yurub oo ay kamid midyiin horyaalka Ingiriiska oo uu ka ciyaari jirya James Miler hoyraalka Spain oo ay kasoo wareegeen Davdi Silva iyo Yaya Toure hadalka horyaalka Tayaaniga uu kayimid xidga madow ee udhashay dalka Talyaaniga ee asal ahaan kasoo jeeda dalkha Ghana Mario Baletelli, Balatelli waxa uu kamid ahaa kooxda Inter oo ku wada guulaysatay sanadkan koobaba qaaliya oo kamid yihiin Horyaalka kooxa Yurub ee Champion-League iyo Horyaalka Talyaanga Calcio iyo Copa Italia. Oo ah koobka laga ciyaaro dalka talyaaniga. |