|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2441 |
August 27,2010 Ramadan 17,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Isku Aadkii Championka Oo La Shaaciyay Iyo Real Madrid Iyo Milan Oo Markale Fooda Isku Dari Doona Group G Koobka horyaalka qaarada Yurub ee UEFA Champions League ciyaarihiisa sanadada 2010-11 ayaa guruub yadiisa ayaa waxa la shaaciyay xalay. Koobka ugu xiisha badan koobabka kooxaha caalamka oo lagu tilamaano horyaalka kooxha yurub Ee Championka Xalay sidii uu ku caanka ahaa loo kala qaybshay 8guruub Hadaba Group ugu horeeya ee A waxa iksu haleeli doona kooxaha Werder Bremen, Tottenham Hotspur, iyo Twente. Ciyaaraha horyaalka kooxaha qaarada yurub guruubyada loo kala qaybiyay sanadkan ayaa ah sidan:
Group A Group B Inter Olympique Lyonnais Werder Bremen Benfica Tottenham Hotspur Schalke Twente Hapoel Tel-Aviv Group C Group D Manchester United Barcelona Valencia Panathinaikos Rangers FC Copenhagen Bursaspor Rubin Kazan Group E Group F Bayern Munich Chelsea Roma Marseille Basel Spartak Moscow CFR Cluj MSK Zilina Group G Group H AC Milan Arsenal Real Madrid Shakhtar Donetsk Ajax Sporting Braga Auxerre Partizan |