|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2442 |
August 29,2010 Ramadan 18,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Arsenal Iyo Chelsea Oo Dhulka Dhigay Blackburn Iyo Stoke City Horyaalka ingiriiska oo maraya todobaadkiisii Sedexaad ayaa waxa ay ciyaar xiisa badani dhex martay kooxaha Arsenal iyo Blackburn Rovers. Ciyaartan oo ka dhacday garoonka kooxda Blackburn ayaa waxa goolasha ku horumartay kooxda Arsenal waxana gool ka koowaad u dhaliyay Theo Walcott daqiiqadii 20aad ee qaybtii hore kooxda Blackburn oo ku dagaalamayay garoonkeeda iyo taageerayaasheeda hortooda ayaa waxa ay dadaal u gashay sidii ay gool bar bardhac ah u keeni lahayd waxana ay arintaa suurtogal ka dhigtay daqiiqadii 27aa gool kaas oo uu u saxeexay Diouf qaybtii hore ee ciyaartana waxa lagu kala nastay bar bardhac gool iyo gool ah hadaba markii la iskugu soo laabtay qaybtii labaad ee ciyaarta waxa gool labaaad heshay kooxda Arsenal waxana goolka u sexeexay xidiga dalka Ruushka ee Arshavin guud ahaana ciyaartii waxa ay ku dhamaatay 2-1 ay guushu ku raacday kooxda Arsenal. Dhinaca kale waxa iyaguna ciyaar xiiso badani ay ku dhex martay guriga Chelsea ee Stanford Bridge Kooxda Chelsea iyo Stocke City, taas oo qaybtii hore ee ciyaarta lagu kala nasta Hal Gool iyo Waxba ay Chelsea ku hogaaminaysay, goolkaas oo uu u dhaliyey Anelka halka qaybtii labaadna markii la isku soo noqday kooxda Chelsea ay keentay goolkii labaad sidaana ay ciyaartu ku dhamatay laba gool iyo waxba. Natiijooyinkii Kulamadii Shalay. Tottenham Hotspur 0-1 Wigan Athletic Blackburn R. 1 - 2 Arsenal Blackpool 2 - 2 Fulham Chelsea 2 - 0 Stoke C. Tottenham H. 0 - 1 Wigan Athletic Wolverhampton W. 1 - 1 Newcastle U. Manchester U. 3 - 0 West Ham U. |