Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2443

August 30,2010                                                                              Ramadan 20,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Madaxweyne Siilanyo Iyo Madaxweynihii Hore Oo Tacsi U Diray Qoyaskii, S/Land  Geeridii Ku Timi  Muj. C/Laahi Askar

Hargeysa,August 30, 2010  (Haatuf) - Madaxweynaha Somallinad Md. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa tacsi u diray Qoyskii, Eheladii iyo shacabka  uu ka geeriyooday marxuuma C/laahi Askar Barkhad oo shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, waxanu marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu ilaahay naxariistii jano ka warabiyo marxuumka intii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Dhinaca kalena Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo haatan ku sugan dalka Itoobiya ayaa Tacsi u diraya Ehelkii iyo Shacabka Somaliland geerida Maraxuum Muj. C/laahi Askar oo shalay ku geeriyooday Hargeysa waxanu Madaxweynihii hore marxuumka illaahay uga baryey inuu naxariistii fardowa uu ka waraabiyo. Aamiin Aamiin.