Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2443

August 30,2010                                                                              Ramadan 20,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Frank Lampard Oo Qaliin Lagu Sameynayo Iyo Dareenka Ancelotti Iyo Capello

Xidiga kooxda Chelsea iyo qaranka ingiriiska Frank Lampard ayaa la filayaa in qarliin lagu sameeyo, isla markaana uu seego kulmada is reerrebka Euro 2012 ee wadankiisa England ciyaari doono, halka Peter Crouch iyo Bobby Zamora uu shaki weyn ku jiro safashadooda.  Lampard ayaa la beddelay qeybtii dambe ee kulankii Chelsea ay 2-0 kaga  badisay Stoke sabtida, waxana loo diyaarinayaa qaliin maalinta salaasada ama Arbacada.

Fabio Capello ayaa lagu wargeliyey xaaladda, mana awoodi doono in uu ugu yeedho xulka ciyaaryahanka khadka dhexe ee khabiirka ku ah  kubada samaynta kulamada uu xulka England la yeelan doono Bulgaria iyo Switzerland. Lampard ayaa la rajaynayaa in uu garoomada ka maqnaan doono muddo laba todobaad ah, iyadoo Carlo Ancelotti  uu rajaynayo in ciyaaryahanku safan doono kulanka dambe ee kooxda Chelsea la yeelan doonto West Ham. Macalinka kooxda lagu naanayso Blues-ka ee Chelsa  Ancelotti ayaa yidhi: "Waa qaliin fudud, laakiin  wuxu dareemayey xanuun, sidaas daraadeed wuxu u baahan yahay qaliin. "Mar hore ayaan la hadalnay macalinka xulka qaranka waxanan u sharaxnay xaaladu halka ay marayso" Dhanka kalana Crouch ayaa isna seegi doona ka dib markii uu dhaawac ka asiibay feedhaha, kulankii  Tottenham sida la yaabka leh ay uga badisay Wigan. Harry Redknapp ayaa yiDHi: "Ma hubo in uu ka jabay mid ka mid ah feedhaha, laakiin waxaa hayay xanuun badan"Zamora waxa daawaneyay Capello isagoo dhaliyey goolkii koowaad kulankii ay la yeesheen Blackpool, qeybteedii dambe isagoo ka dhaawacmay bowdada.