Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2444

August 31,2010                                                                              Ramadan 21,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Haatufka Maanta

Ma waxa lagu jiri doonaa doorashadii wakhtigeedii kuma qabsoomayse’eh muddada ha la kordhiyo? Ma sidaas baa qaranimo lagu sheeganayaa in saddex nin inta ay afka isa saarsaaraan dabeeto ay ku taliyaan doorashadii dib ha loo dhigo aan dadka sii haysanee.

Su’aasha ah xiliga la qabanyo doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo labada Aqal Baarlamaan waa arin ka weyn in saddex siyaasi iyo todoba xubnood oo Komishanka ahi ay kaligood ka soo taliyaan, nimankan xuquuqdii muwaadiniinta u tashaday, malaha maba oga in xaga dadweynaha ay muddo kordhintii noqotay Badeecatul Caajis aanay cidna ka iibin karayn, dalna laguma wadi karo saddex nin oo mar kasta wax ku soo heshiiya.