|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2444 |
August 31,2010 Ramadan 21,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Zlatan Ibrahimovic Oo Shiishka Ku Haya Bilada Caalamiga Ah Ee Ballond Dor Ciyaaryahanka caanka ah ee Zlatan Ibrahimovic, oo dhawaan si rasmi ah ugu biiray kooxda Milan ayaa sheegay in uu hiigsanayo sidii uu ugu guulaysan lahaa billada Ballon dŽOr. Laacibkan oo hal sano oo xirfadiisa ciyaareed ku soo qaatay kooxda Barcelona ayaa shalay marayay baadhitaankii caafimaad ee ugu dambeeyay ka dib markii uu si rasmi ah uga mid noqday kooxda Milan. Ciyaaryahankan oo la hadlayay warfidiyeenada ayaa yidhi Billada Ballon dŽOr waa ta keliya ee aan ilaa hada u ham iyo dig leynayo sidii aan ugu guulaysan lahaa, waxa kale oo aan xooga saari doonaa sidii aan kooxdayda uga caawin lahaa, hada waxa dhaliyay 25 gool, haddii aan dhaliyo 40 waan ku guulaysan doonaa Ibrahimovic ayaa dhinaca kale amaan aad ah u soo jeediyay ciyaaryahanada Ronaldinho iyo waliba Pato waxanu sheegay in kulankii ugu dambeeyay ee ay la yeesheen kooxda Lecce ay soo bandhigeen ciyaar qurux badan, waxa kale oo uu si weyn Si kastaba ha ahaatee ciyaaryahanada, taageerayaasha iyo maamulka kooxda Milan ayaa si weyn u soo dhaweeyay imaatinka ciyaaryahankan waxanay sheegeen in uu wax weyn ku soo kordhin doono. Xigan u dhashay dalka Sweden ayaa dib ugu soo laabtay garoonkii uu ka dhaqaaqay mudo sanad laga joogo. Ibrahimovic oo hore ugu ciyaari jiray kooxda Inter ayaa hada waxa uu xidhan funaanada ay ku ciyaarrto kooxda Milan ee ay garoonka San Siro ka wada ciyaaraan Inter si kastaba ha ahaatee hada waxa sacabada u garaaci doona Ibrahimovic taageerayaasha kooxda Milan. |