Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2445

September 01, 2010                                                                       Ramadan 22,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Haatufka -Maanta

Afxumadan iyo hanjabaadan dawladda Kulmiye illaahay ka soo daayey ma laga yaabaa inay inaga xidho laynkan yar ee xooluhu Sucuudiga inoogu dhoofi jireen ee uu Al-jaabiri soo furay.Nimanku malaha waxay is moodayaan inay wali Mucaaridkii yihiin. Bal eega ina Xaashigan lagu saliday Total ee isagoon baadhitaan-ba samayn iska odhanaya lacagtii ay haamaha galisay way soo wada ceshatay ee waliba hadana Afka ka dhigi la yarkii Sacad ee haamaha dawladda u maamulayey, Cashuurta sidaalkana Baanka u dhigi jiray. Mujaahidku lacag badan usoo xaree dawladan Khasnada madhan iyo deynta culus ka dhaxashay Rayaale iyo Cawil.

Laakiin ta isaga iyo wasiirada kaleba wali laga sugayaa waa qorshayaashii muddada dhaw iyo ta fogba wax lagaga qaban lahaa dhibaatooyinka dalka yaala ee maaha inay wakhtigooda ku lumiyaan xafladd loo qabtay maareeye xilka lagala wareegayo.