Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2446

September 02, 2010                                                                       Ramadan 23,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Lama Filaan

Waa Qiso xambaarsan jacayl iyo muruugo badan oo dhex martay laba gabdhood iyo wiil jamacad wada dhiganayay kana waramaysa jiritaanka calafka. W/Q: Qoraa Mukhtaar Cabdi Sheekh (Bulshaawi) mukho4me@hotmail.com (Q.2aad)

Khaalid habeenkii u horeeyay uu  soo noqdayba wax uu ka seexan kari wayay jacaylkii Hodan isagoo ay hurdoba u iman wayday qalbigiisan waxa ka dhex guuxayay Hodan marwalbana tiraabtiisu waxay ahayd Hodan iyo kalmado uu ku hataaqayo sidii ugu baahan yahay markii uu seexan kari wayay na waxa uu goaan saday inuu la hadlo Haboon oo uu sheego siday wax u jiraan iyo rabitaankiisa Hodanba markii uu garaacay telephonkiina waxa ka qabatay Haboon walaasheed oo ka wayn iyadoo ula hadashay si adag aflaqaadona ugu dartay waxaynu ku tidhi Khaalid..

“Waar xiligan maxaad doonaysaa hana soo qaraacin mar danbe bilaa akhalaaq ayaad tahaye dadku hakaa sexdaane”

lakiin yaa war isku haya qofwalba dhankiisa ayuu jacaylku u hayaaye Haboona dhinaceeda ayay ula il daran tahay jacayl ku kaliyaystay  waxana waalaya jacaylka khaalid oo ay ka sexan kari laadahay jacaylka ay u hayso Khaalid markii la joogay dalxiiskii dallo ilaa imika si ay ugu sheegato ayay garan ladahay iyo cid ay u marto iyadoo baadii  doon ugu maqan cid kale oo ay u martaa ma jirto aan aahayn Hodan oo ay iyadu  bartay Khaalid waxaa ayn a goaan ku gaadhay inta ay Hodan u tagto u sheegto sida ay ugu baahan tahay Khaalid waxayna wakhtigeeda oo dhan ku qaadan jirtay fikir iyo arami jacayl oo ay Khaalid u qaaday hadalaada aan ka faaruqi jirin afkeeda waxa kamid ahaa..

Waxa I daashaday jacayl

Kolba wiil igu xidhan

Dadkoo wada seexeday baan

Anigu dibada meerayaa

Inaan dibin daabyo qabo

Dushayday ka muqataaa

Khaalid isaguna meel uu u ciirsado ayuu garan layahay iyo cid uu ugu hagaago Hodan iyo sidii uu ula xidhiidhi lahaa iyo siduu jacaylkiisa ugu bandhigi lahaa tiraabihii iyo weedhihii macmacanaa ee uu ku hataqi jiray waxa kamid ahaa...

Hadimada naftayda hawlahan I haystaan hehabayaaye

Hodaneey haraadoo hurdaba iska waaye habeendaran hodlaysaa

Hadii maanta aan Hagar laaan seexdo

Anoo hurdo haatuf ii yimidee

Yeey I helay hiinta waaberi

Aan hinqaarmay markii aan hodan idhiyeey……….

iyadoo arinka Khaalid sidaa yahay Haboona waxay goaan satay in ay  galabta gurigooda ugu tagto Hodan isla markii ay  guriga ugu tagtayna Hodan oo fadhida qolka fadhiga daawayanaysan film Musalsal Mexican ah ayay u gashay soo dhawayn diiran iyo salan kadib filmkii socday aya la daawatay iyadoo Hodan uga sheekaysay waxa u ku sahabsanaa faallo badan kadibna Haboon waxa hayay wax jiif iyo joobga u diiday nafteedana marwalba ka dhex guuxayay iyadoo is hayn kari wayday ayay marqudha inta ya indhaha isku qabatay qaraxday sida fulkaanaha waxayna tidhi:

“Walal Hodaneey laba wax kala qarsada ma nihin anigu ilaa malintii aynu daallo dalxiiska ku tagnay naftaydu waxa ay jamatay wiil aan meel aan u maro oon adiga ahayn waayay baahida ay nafaydu u qabto darteedna majiib sado habeenkii malintiina hadalkeedaba da markaa walal wiilkaasi wiil kale maaha ee waa Khaalid”.

Marakay intaasi afkeeda ka soo baxaday ayay Hodan o yaabani tidhi:

“Walal Habooneey aniga Khaalid adigaa iga aqoon roon markaa inta karaankayga ah ee markaa maxaan samynaa”

“Waxan doonayaa inta aad u tagtid inaad ku tidhaa Haboon ayaa ku rabta kulankayga ka horna aad waydiisid waxa uu ka qabo arinkayga”

“Waayahay ee anaa la kulmaaya ee iga warsug “

maraky intas iswaydaarsadeen Haboon guirgoodii ayay ku noqtay Hodana waxa ku soo dul dhacay arin aan maxkaxdeeda marna soo galin waayo Hodan laftigeedu waxay jeclaatay Khaalid oo meel ay u marto marki ay wayday ay noqtay mid qolkeeda dhex fadhida kuna qadata wakhtigeeda oo dhan halkaaaskuna tiraabta Khaalid iyadoo saxibadeed u shegi kari wayday inay iyadu jeceshahay Khaalid lakiin waxay goaan satay inay iska aamusto mar hadii ay markii horeba qarsatay jacaylkeeda ileen watii ahayd”waxaad qarsataa wuu ku qarsadaa|”inay saxibadeed u dayso oo balantii ay ka qaaday fuliso waxaana waxyaabaha aadka ugu adkaa kmid ahaa marwalban ay dhaafi kari wayday inay qofkay iyadu jeclayd qof kale ugu sheegto jacayl lakiin waxwalba waxay ku dhaafi jirtay marakay hadaladii Haboon xasuusato waxay sidii ahaataba waxay la hadashay Khaalid waxayna is yidhah deen…

Hallo Khaalid

Hallo Hodan

La soco............