Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2468 |
September 28, 2010 Shuwal 19,1431H | |
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Oliver Kahn Oo Doonaya In Uu Noqdo Gudoomiyaha Bayern Munich kabtan-kii hore xulka Germany Oliver Kahn ayaa doonaya inuu noqdo Gudoomiyaha kooxdiisii hore ee Bayer Munich isagoo ku tala jira inuu badalo Karl-Heinz Rummenigge oo hada Guddoomiye u ah Bayern Munich. 41-jirkan guulaha waawayn lasoo gaadhay kooxda Bayern Munich ayaa sheegay inuu isha ku hayo xilka Bayern marka uu ka dago Rummenigge, kursigaas oo uu sii astaystay in uu ku fadhiisab doono.iyadoo heshiiska xilkiisu uu dhici doono December 31keeda ee sanadka fooda inagu soo haya ee 2011. Goolhayihii hore wuxu sidaasi u sheegay wargeyska ciyaaraha ka falanqooda layidhaa Bild. Si kastaba ha ahaatee khabiirkan kubada ka fadhiistay ee sida wayn looga yaqaan caalamka iyo dalka jarmalka gudihiisaba ayaa wax uu soo celiyay hamigii ciyaarta kubada cagta isaga doonaya in uu doorkan ku soo galo hab masuulnimo. Oliver Kahn ayaa siwayn loogu xasuustaa taariikhda qaranka jarmalka iyo kooxda Bayen Munich oo uu lasoo qaatay xiliyo wanaagsan. |